Ciidamada Kenya oo Saraakiishii Jubbaland ee ka baxsaday dagaalka B/xaawo u galbiyey Saldhigga Mandhera (Sawirro)

Warbaahinta Kenya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka qortay dagaalkii maana ka dhacay Xuduudka Somalia iyo Kenya ee u dhaxeeya magaalooyinka Beledxaawo iyo Mandheera, iyadoo saraakiisha ka baxsatay dagaalka ay ciidamada Kenya geeyeen Saldhigga Booliska Magaalada Mandhera. Muuqaalka ilaa 30 sarkaal oo ka tirsan ciidamada taabacsan C/rashiid Janan maamulka Jubbaland ayaa la shaaciyey iyadoo ciidamada Kenya … Continue reading Ciidamada Kenya oo Saraakiishii Jubbaland ee ka baxsaday dagaalka B/xaawo u galbiyey Saldhigga Mandhera (Sawirro)