FeaturedSomali News

Ciidamada NISA Gacanta ku dhigtay Qof dhoofinayey Lacag been abuur ah & kooxda Daabacda (Sawirro)

Ciidamada NISA ayaa Khamiistii 18/10/2018 garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee  magaalada Muqdisho ku qabtay shakhsi doonayay inuu la dhoofo lacag been abuur ah oo isugu jirta dollar iyo Euro.

War kasoo baxay Taliska Ciidanka Nabad Sugidda iyo sir doonka Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Lix saac kadib Markii la qabtay lacagtaasi ay ciidamada Amnigu ku guuleysteen in magaalada daafaheeda ay ka soo qabtaan shabakadii howshaasi ku howlaneed oo dhammeystiran.

Khamiistii hore oo ku beegnayd 18/10/2018, ciidanka amniga ayaa madaarka Muqdisho waxay ka soo qabteen shakhsi la dhoofayay lacag been abuur ah oo isugu jirta dollar iyo Euro. Lix saac kadib, magaalada daafaheeda ayaa laga soo qabtay shabakadii oo dhamaystiran.

DAAWO SAWIRRADA

Tags
Close
Close