Somali News

Ciidamada Somaliland ee ku sugan Tukarraq oo gadooday

Ciidamada Somaliland ee ku sugan Deegaanka Tukaraq ayaa waxaa ay sameeyeen Gadood.

ciidamada ayaa xiray waddada weyn ee xiriirisa deegaankaas iyo Xarunta Gobolka Sool ee Laascaano.

Ciidamadan ayaa sida la sheegay ka gadoodsan Askari ka tirsanaa ciidankooda oo ay sheegeen inuu ku dayacan yahay magalaada Hargaysa waxna Loo qaban waayay.

Dadka degaanka ayaa  sheegaya in ciidamo wata gaadiid dagaal ayaa dhooban yihiin hareeraha wadooyinka gaadiidkana u diidayaan in ay isaga Kala gooshaan halkaasi.

 

Back to top button