Ciidamada Xasilinta oo qabtay Dabley hubeysan oo iska hor imaad dhex maray
Ciidamada xasilinta Muqdisho ayaa gacanta ku dhigtay dabley maleeshiyo ah oo iska hor imaad dhex maray. Iska hor imaadka ayaa ka dhacay xaafadda Kaawa-godey, ee degmada Wadajir, kadib markii ciidamada oo ku jira howlgal ay laba nin oo hubeysan ku amreen inay hubka dhigaan, balse ay diideen. Maleeshiyadan ayay is-rasaaseyn daqiiqado socotay ay dhex martay, … Continue reading Ciidamada Xasilinta oo qabtay Dabley hubeysan oo iska hor imaad dhex maray
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed