Somali News

Ciidamo ka goostay Jubaland oo iska dhiibay Baladxaawo

Ciidamo ka mid ahaa maamulka Jubaland ayaa isu dhiibay saraakiisha Gobolka Gedo.

Ciidamadan ayaa ka mid ahaa Kuwa C/rashiid Janan ee fadhigoodu yahay Xerada Baanyaaley ee Mandheera.

Saraakiil ka tirsan Maamulka Jubaland ayaa ku soo dhaweeyay Baladxaawo waxaana loo ballanqaaday nolol ka wanaagsan tii ay ka soo tageen.

Ciidamada ayaa ka faa’ideystay cafis ay Dowladda Federal ka ah u fidisay Ciidamada Jubaland ee uu hoggaamiyo Wasiirka amniga Jubaland.

Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubaland ayaa waxaa ay khilaaf ka dhashay doorashada Jubaland u dhaxeeyay muddo dheer.

Back to top button