Somali News

Covid19 oo 126 qof ku soo ritay Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada baaritaanka Covid19 ee shalay 17 February waxaana wasaaraddu sheegtay in 127 qof laga helay kuwaas oo 126 ka mid ah ay yihiin Gobolka Banaadir.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 637
o Laga Helay: 127
o Banadir: 126
o Hir-Shabelle: 1
o Lab: 73
o Dhedig: 54
o Dhimasho: 9
Tirada Guud ee Laga Helay: 5,500
Bogsashada Guud: 3,750
Dhimashada Guud: 172

 

Back to top button