Somali News

Covid19 oo 22 qof ku dilay Soomaaliya 48dii saac ee la soo dhaafay

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay tirada dadka u dhintay Covid19 48diii saac ee la soo dhaafay taas oo tirada ka dhigeysa 22 qof.

Sidoo kale warbixinta wasaaradda ayaa waxaa ku jiray tirada ka bogsatay oo badan iyo kuwa uu ku dhacay oo iyana badan.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 2,467
o Laga Helay: 325
o Somaliland: 179
o Galmudug: 39
o Banadir: 28
o Puntland: 28
o Hirshabelle: 27
o Jubaland: 22
o Koonfurgalbeed: 2
o Lab: 219
o Dhedig: 106
o Dhimasho:22 (Somaliland:10,Banadir:6,Puntland:4 ,Jubaland:1,Koonfurgalbeed:1)
o Bogsashada: 91
Tirada Guud ee Laga Helay: 9,925
Bogsashada Guud: 4,420
Dhimashada Guud: 414
Back to top button