Somali News

Culimada Ahlu Sunna oo banaanbax weyn Ku qabaneysa Koofur Afrika

Culimada Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa Ku dhawaaqay banaanbax ka dhan ah Madaxweynaha France kaas oo dalkaas ka dhacaya Axadda soo socota.

Ogeysiis lagu wargelinayay Soomaaliya Koofur Afrika ayaa lagu yiri.

Ogaysiis Ogaysiis

Culumada Ahlusuna Waljameeca Ee Koonfur Afrika Waxay Ku War galinayaan Dhamaan Shacabka Muslimiinta ah Ee Soomaliyeed Ee ku Nool Dalka Koonfur Afrika Gaar ahaan magaalooyinka Johannesburg. Pretoria. Rustanburg in maalinta Axada ah ay kasoo qeybgalaan banaabax looga soo horjeedo Aflagaadadii Madaxweynaha Dalka France u Geestay Suubanaheena Nabi Mohamed NNKH iyo Munaasabada Mowlidka is kujira lagu qaban doono Magaalada Pretoria

Baabuurta Dadka qaadaysona Waa Free
Waxaa laga bixi Donaa Magalada Johannesburg Madarasada Al_Fajri
oo ku Taala 84 7th Avenue Corner College street Mayfair Johannesburg.

 

Back to top button