Somali News

Culimada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray doorashada dalka

Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay baaq ka soo saareen khilaafka ka taagan doorashada dalka.

Culimada oo kulan la qaatay mucaaridka ku shirsan Muqdisho ayaa ku wareejiyay baaq ka kooban 7 qodob oo ay uga hadleen mowqifkooda doorashada Soomaaliya.

 

Back to top button