Cumar Filish oo K/Afrika ka sheegay Cidda ay u xiran yihiin Wadooyinka Muqdisho [Intii la dhammaan lahaa hala dhibtoodo!]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo ku sugan dalka K/Afrika ayaa shaaciyey cidda ay u xiran yihiin wadooyinka Muqdisho, isagoo sheegay inayan isaga rabitaankiisa ahayn. Isagoo la hadlayey jaaliyadda Soomaalida ee Johansberg, dalka K/Afrika ayuu sheegay in wadooyinka xiran ee magaalad Muqdisho aysan ahayn rabitaankiisa oo hal maalin aanu dooneyn inay xirnaadaan, laakiin … Continue reading Cumar Filish oo K/Afrika ka sheegay Cidda ay u xiran yihiin Wadooyinka Muqdisho [Intii la dhammaan lahaa hala dhibtoodo!]