Somali News

Cumar Finish oo dhagax dhigay Waddada Jaalle Siyaad

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho  Cumar Maxamuud Maxamed Finish oo Maanta dhagax dhigay Wadada Jaale Siyaad oo Xiriirisa Isgoysyada Korontada iyo Xoosh.

ayaa kula dardaarmay shacabka Degmooyinka Wadjir iyo Dharkeynley in ay ka qeyb qaataan dhismaha Wadada oo aan helin dayactir 30-kii sano ee la soo dhaafay.

Waddadan ayaan wali helin dayactir waxaana maanta dhagax dhigay duqa Muqdisho.

Gaadiidka adeegsada waddadan ayaa Mara xaafadaha ilaa labada isgoys ee Xoosh iyo Korontada ee Dharkenley iyo Wadajir.

Back to top button