Maqal & MuuqaalSomali News
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo booqday Xarunta Degmada H/wadaag & Masjid ay qarxiyeen Alshabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tagay Masjidkii, Dugsi Quraankii iyo Xarunta Degmada Hawl-wadaag ee ay qarxiyeen Argagixisada Alshabaab.