DAAWO: Muuqaalka iyo Sawirradii ugu horeeyay Qaraxa Magaalada Muqdisho

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa mid xoog leh ayaa dhaliyay burbur weyn, wuxuuna ka dhacay Wadadda Maka Almukarama inta u dhaxeysa Hotelka Maka Almukarama iyo Saldhigga Booliska Degmada Waaberi. Sawirrada laga helay qaraxa iyo muuqaalada laga duubay ayaa muujinaya baaxada uu lahaa, waxaana la … Continue reading DAAWO: Muuqaalka iyo Sawirradii ugu horeeyay Qaraxa Magaalada Muqdisho