DAAWO: Sawirradii ugu horeeyay Qaraxyo ka dhacay Magaalada Nairobi & Faahfaahin laga helay
Muuqaalladii ugu horeeyay ayaa laga helay qaraxyo goor dhoweyd ka dhacay magaalada Niarobi ee dalka Kenya, iyadoo rasaas laga maqlay qaraxyada kadib. Wararkii ugu horeeyay ee qaraxyada Nairobi ayaa sheegay inay ka dhaceen agagaarka Hotelka Dusit oo ah dhisme weyn oo isku xiran bannaankiisa, kaasoo degmada ku yaalla degmada Westland ee magaalada Nairobi, waxaana kadib … Continue reading DAAWO: Sawirradii ugu horeeyay Qaraxyo ka dhacay Magaalada Nairobi & Faahfaahin laga helay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed