DAAWO SAWIRRO: Gaari ay leedahay AMISOM oo ku gubanaya Magaalada Muqdisho
Gaariga ah kuwa gaashaaman ayaa dab qabsaday xilli uu socday KM 4, iyadoo aan la ogeyn sababta keentay, waxaan degdeg uga degay ciidamadii saarnaa, iyadoo la xiray wadooyinka gala km4 oo ah isgoys aad u mashquul badan. Gaariga dabka qabsaday ayaa gubanaya waxaana dadka loo diiday inay  udhowaadaan, iyadoo laga cabsi qabo inay qarxaan qalab … Continue reading DAAWO SAWIRRO: Gaari ay leedahay AMISOM oo ku gubanaya Magaalada Muqdisho
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed