DAAWO SAWIRRO: Qarax ka dhacay Baar Caan ah oo ku yaalla Magaalada Muqdisho

Waxaa Caawa  Qarax ka dhacay Baar ku yaalla Wadadda Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho, iyadoo wararku sheegayaan in weerarku ahaa is-miidaamin loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa. Qarax ayaa ka dhacay Maqaayada Baarka Somalia Coffee oo ku taalla Isgoyska Shaqaalaha ee wadada Makala Amukarama ee Magalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid xoogan islamarkaana … Continue reading DAAWO SAWIRRO: Qarax ka dhacay Baar Caan ah oo ku yaalla Magaalada Muqdisho