DAAWO SAWIRRO: Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay Qarixii Muqdisho
Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay qarax gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa lala beegsaday maqaayadda Italian Caffe ee wadadda Shaqaalaha agagaarka xarunta laanta socdaalka, waxaana wararkii ugu danbeeyya sheegayaan in 4 ruux ay ku dhinteen in ka badan 10 kalena ay ku dhaawaceen qaraxa. Qasaaraha … Continue reading DAAWO SAWIRRO: Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay Qarixii Muqdisho
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed