DAAWO SAWIRRO: Turkiga oo 52 Gaadiid iyo warshado yaryar ugu deeqay Maamulka Gobolka Banaadir
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ayaa guddoomiyaha Gobolka Banaadir ku wareejiyay 52 Gaari oo waaweyn iyo Warshadaha dhismaha oo loogu talagalay in lagu hormariyo Caasimadda Muqdisho. Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladiisa ay garab taagan dadka Soomaaliyeed, waxaan sidoo kale ay wadaan mucaawino loogu talogalay dadka … Continue reading DAAWO SAWIRRO: Turkiga oo 52 Gaadiid iyo warshado yaryar ugu deeqay Maamulka Gobolka Banaadir
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed