DAAWO VIDEO: Muuqaalka Meydka Madaxweynihii hore ee Yeman oo Xuuthiyiintu dileen
Meydka Madaxweynihii hore ee Yeman Cali Cabdalla Saalax ayaa lagu muujiyay Video uu baahiyay Telefishanka Masiira ee kooxda Xuuthiiyinta Yeman. Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa shaacisay in khiyaanadii Cali Cabdalla Saalax ku kacay lasoo afjaray lana dilay hoggaamiyaheedii, waxaana muuqaalka uu muujiyay Cali Cabdalla Saalax oo madaxa rasaas uga taallo meydkiisa. HOOS KA DAAWO https://vid.alarabiya.net/2017/12/04/xxx412/xxx412___xxx412_video.mp4
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed