DAAWO: Warbixin laga diyaariyey Jaceylkii Ruqiya & Maxamed ee sababay in Nolosha lagu gubo Adeerkood
Warbixin Nolosha Wiilkii (Maxamed C/raxmaan Mukhtaar) iyo Gabadhii (Ruqiyo C/llaahi Maxamed) oo Jaceylkooda Dartiis loo gubay Adeerkood Axmed Dowlo degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. Warbixinta waxaa diyaariyey Wariye Fu’ad Shooble Kafe oo ka tirsan SomNews TV. HOOS KA DAAWO
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed