FeaturedSomali News
Dab qabsaday goob shiidaalka lagu kaydiyo oo kutaallla Dhuusa-mareeb, oo wali aan la damin.

Wararka Saakey kam imanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in wakhti dhow uu dab xoogani ka kacay xarun shiidaalka lagu kaydiyo oo kutaalla magaaladaasi.
Majiraan wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay dabka qabsaday xaruntan Keydka shiidaalka oo kutaalla bartahama magalada Dhuusa-mareeb.
Majiraan gaadiidka dabka damiya oo gaaray goobta gubatay, waxaan la sheegayaa in magaalad dhan aanu ka jirin wax dab-damis ah oo lagula tacaalo goobaha sidan oo kale u gubta. Taasina waxa ay cabsi ku abuurtay shacabka ku dhaqan magaalada.