Wasiirka Amniga Dowladda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa si weyn u dhaliilay weriye Haaruun Macruuf Xasan oo ka howlgala Idaacadda VOA laanteeda Afka Soomaaliga. Weerarka Wasiirka ka danbeeyay kadib markii uu Haaruun baahiyay warar ku saabsan qarixii maanta ka dhacay afka hore ee dekadda Muqdisho oo lagu laayay dad u badan rayid, waxaana weriyaha uu … Continue reading Dagaal barta Twitter-ka ku dhex maray Wasiirka Amniga Soomaaliya iyo Weriye Haaruun Macruuf [Warbixin]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed