Dagaal loo adeegsanayo Baraha Bulshada oo dhex maraya Xildhibaan Fiqi & Gudoomiye Yariisow

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Guddoomiye C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa baraha bulshada isku weersaday weerar kale oo siyaasadeed, iyadoo uu bilaabay xildhibaan Fiqi. Xildhibaan Fiqi ayaa taageeray in la joojiyo canshuurta laga qaado dadka Muqdisho mar haddii la diiday isla xisaabtankii, wuxuuna taagereay tallaabada uu qaaday hanti dhowrka isagoo Yariisow ugu baaqay inuu ogolaado isla … Continue reading Dagaal loo adeegsanayo Baraha Bulshada oo dhex maraya Xildhibaan Fiqi & Gudoomiye Yariisow