Dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamada Imaaraadku tababarray & kuwa Xasilinta ee NISA & Wararkii ugu dambeeyay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa iska hor imaad barqadii maanta magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamada Imaaraadku tababarray iyo NIS ee xasilinta caasimadda. Dagaalkan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saameyn ku yeeshay xaafado ka tirsan degmada Hodon, sida Trebuunka, agagaarka Digfeer iyo Warshadda caanaha, waxaana rasaastu gaartay xaafado kala … Continue reading Dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamada Imaaraadku tababarray & kuwa Xasilinta ee NISA & Wararkii ugu dambeeyay