FeaturedSomali News

Dawladda Federaalka ah oo cambaaraysay qarax galabta ka dhacay meel u dhaw Villa Somalia.

 

Dawladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa cambaaraysay qarax galabta ka dhacay afaafka hore ee makhaayadda laga shaaheeyo ee Blue Sky oo kutaalla degmada Boondheere  ee magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda warfaafinta ee Dawladda federalka ah, ayaa lagu sheegay in qaraxa ay ku nafwaayeen saddex qof oo shacab ah halka ay ku dhaawacmeen toddoba kale.

 

Il wareedyo kale, ayaa sheegaya in tirada dhimashadu ay tahay shan qof.

 

 

Back to top button