FeaturedSomali News

DED DEG: Qarax Khasaare Geystay oo ka dhacay Kismaayo.

 

 

Qof is-miidaamiye ah, ayaa qarax la beegsaday Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga ee Jubbaland, wakhti uu kasoo baxay masjid ku yaallo magaalada Kismaayo oo ka ag dhaw Xarunta degmadaasi.

 

Wararka, ayaa sheegaya in qaraxa ay waxyeello kasoo gaartay dad badan oo uu ka mid yahay guddoomiyihii rugta ganacsiga iyo ilaaladiisa gaarka ah.

 

Waxaa lagu soo warramayaa in qaraxa loogu tala galay in lagu khaarajiyo guddoomiyaha oo markaas kasoo baxay salaadda Jimcaha.

 

Wixii warar ah ee dheeraad ah kala soco Waddani.com

 

Back to top button