FeaturedSomali News

DEG DEG: Dhawaqa Hoobiyeyaal ayaa caawa laga maqlay Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir

DEG DEG: Dhawaaqyo loo maleynayo Hoobiyeyaal ayaa caawa laga maqlay degmooyin badan oo ka tirsan Magaallada Muqdisho, Wararka la helayo ayaa sheegaya in degmooyinka qaar ay ku dhaceen tiro hoobiyeyaal ah, welina lama soo sheegin wax khasaaro ah.

Nala soco wararkaan oo faahfaahsan.

Shabakadda Wararka Wadani
https://www.facebook.com/wadanimedia 

 

 

Back to top button