FeaturedSomali News

Deg deg : Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo la dhaariyay

Golaha shacabka ee baarlamanka Soomaaliya, ayaa gabi ahaanba codka kalsoonida ah siiyay raysal wasaaraha uu magcaabay madaxweyne Farmaajo oo maanta la horgeeyay baarlamanka.

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee soomaaliya ayaa dhaariyay raysal wasaaraha.

 

215 xildhinaan oo fadhiga soo xaadiray, ayaa u coodeeyay raysal wasaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Majirin cid diiday iyo cidka aamustay toona.

 

 

Back to top button