FeaturedSomali News

Deg deg :  Raysal wasaaraha cusub ee Soomaliya oo la ansixiyay.

 

Golaha shacabka ee baarlamanka Soomaaliya, ayaa gabi ahaanba codka kalsoonida ah siiyay raysal wasaaraha uu magcaabay madaxweyne Farmaajo oo maanta la horgeeyay baarlamanka.

 

215 xildhinaan oo fadhiga soo xaadiray, ayaa u coodeeyay raysal wasaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Majirin cid diiday iyo cidka aamustay toona, waxaana hadda lagelyaa dhaarinta raysal wasaaraha.

 

Back to top button