DEGDEG: Afhayeenkii Aqalka Cad ee Mareykanka oo xilka iska Casilay
Afhayeenkii Aqalka Cad ee Mareykanka Sean Spicer ayaa iska casilay xilka iyadoo goor dhoweyd lagu dhawaaqay arrintan. Sean Spicer ayaa la sheegay inuu ku adkeystay inuu xilka ka tago inkastoo madaxweyne Trump uu doonayay inuu sii hayo, waxayna arrintan ka danbeysay markii madaxa warfaafinta ee Aqala Cad loo magacaabay nin lagu magacaabo Anthony Scaramucci oo ka mida … Continue reading DEGDEG: Afhayeenkii Aqalka Cad ee Mareykanka oo xilka iska Casilay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed