Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan oo qabsaday Markab oo Ingiriisku leeyahay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada kacaanka dalka Iiraan ay qabsadeen Markab sita calanka Ingiriiska oo marayey gacanka Hormuz. Markabkan oo lagu mgacaaabo Stena Impero, ayaa siday shidaal, waxaana la socday 23 shaqaale, iyadoo ay soo weerarreen Doomo yaryar oo kuwa dagaalka ah iyo diyaarad Helikobtar ah oo ay leeyihiin ciidamada ilaalada … Continue reading Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan oo qabsaday Markab oo Ingiriisku leeyahay