DEGDEG: Ciidamada Kenya oo duqeeyay degmada Beled-xaawo & Alshabaab oo ka baxay

Wararkii ugu danbeeyay ee degmada Beled-xaawo ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ee Saaka aroortii qabsatay degmadaasi ay ka baxeen goor dhow. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii ciidamad Kenya ay duqeyn ku bilaabeen degmada, isla markaana diyaaradaha dagaalka ee helikobtarrada ay dul heehaabeen degmada. Dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in dagaalamayaaha Alshabaab ay dib uga gurteen … Continue reading DEGDEG: Ciidamada Kenya oo duqeeyay degmada Beled-xaawo & Alshabaab oo ka baxay