DEGDEG: Gaari ku socday Garoonka Muqdisho oo ku qarxay agagaarka Hotel Jazeera
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Hotelka Jazeera isagoo ku sii jeeday Garoonka Muqdisho, wuxuuna ka dhashay Gaari qarxay oo waxyaabaha qarxa lagu soo xiray. Gaari la sheegay inuu watay nin Taksiile ayaa qarxay xilli uu marayay agagaarka Hotelka Jaziira ee Magaalada … Continue reading DEGDEG: Gaari ku socday Garoonka Muqdisho oo ku qarxay agagaarka Hotel Jazeera
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed