DEGDEG: Golaha Wasiirada oo xilkii ka qaaday Hanti dhowraha guud Nuur Faarax
Shir degdeg ah oo caawa ay yeesheen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa looga dooday xaaladda ka dhalatay dilkii Wasiirkii Howlaha guud Cabbaas C/llaahi Siraaji. Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray xil ka qaadis lagu sameeyay Hanti dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale oo ilaaladiisa ay geysteen dilkii Wasiir Siraaji. Hanti dhowraha ayaa lagu … Continue reading DEGDEG: Golaha Wasiirada oo xilkii ka qaaday Hanti dhowraha guud Nuur Faarax
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed