Macalin Max’ud & Sheekh Shaakir oo isu dhiibay ciidamada Dowladda & Xarunta INJI oo lala wareegay…

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay gudaha u galeen xarunta INJI ee fadhiga u ahayd madaxda Ahlu suna, kadib dagaal socday muddo ku dhow 15 daqiiqo oo xalay ka dhacay halkaasi. Waxa is barbar socday waanwaan iyo dagaal, iyadoo markii hore xerada kasoo baxay oo ciidamada dowladda isu dhiibay Wasirkii … Continue reading Macalin Max’ud & Sheekh Shaakir oo isu dhiibay ciidamada Dowladda & Xarunta INJI oo lala wareegay…