DEGDEG: Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay xaalad dagaal & Laba bilood oo loo qabtay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inuu dalka ku soo rogay xaalad degdeg ah oo dagaal. Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka la geliyay degdeg ah, wuxuuna kooxda Alshabaab xubnaha ka tirsan siiyay muddo laba bilood ah oo ay dowladda isu soo dhiibaan. Madaxweynaha ayaa sheegay in wixii mudaddaasi ka danbeeya aanay jiri doonin cafis, … Continue reading DEGDEG: Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay xaalad dagaal & Laba bilood oo loo qabtay…
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed