DEGDEG: Musharaxa Xukuumadda oo halis ku jira, balse ugu horeeya Codadka & Wareeg Labaad oo la isla aadayo

Tirinta codeynta wareegii kooowaad Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa soo hadda soo gabagabowday, waxaana natiijo hordhaca ah durba soo baxday. Wareegga koowaad waxaa ku tartamaya 10 musharax oo u taagan xilka guddoomiyaha, waxaana isla wareega ku guuleysan lahaa musharaxii hela aqbaliyadda codadka xildhibaannada oo ah 139, taasoo aan hadda muuqan. Waxaa codadka la tiriyey ugu horeeyay … Continue reading DEGDEG: Musharaxa Xukuumadda oo halis ku jira, balse ugu horeeya Codadka & Wareeg Labaad oo la isla aadayo