DEGDEG: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho. Qarax ayaa ahaa is-miidaamin oo qof isku soo xiray Suunka waxyaabaha qarxa uu iridka Xabsiga isku miidaamiyay, iyadoo qasaare la soo werinayo. Wararkii ugu horeeyay ee kasoo baxa qaraxan ayaa sheegaya in qaraxa uu geystay qasaare dhimasho iyo … Continue reading DEGDEG: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho