Ra’iisal wasaare Kheyre oo Shaqadii ka eryay mid ka mida Wasiiradiisa [Waa kuma..?]

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya uu xilkii ka qaaday wasiir ka tirsan Xukuumadiisa. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyee ayaa xilkii looga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xasan Macallin Xuseen, waxaana lagu sheegay wareegtada in xilkaas uu si KMG ah u … Continue reading Ra’iisal wasaare Kheyre oo Shaqadii ka eryay mid ka mida Wasiiradiisa [Waa kuma..?]