Uhuru Kenyatta oo ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha Dalka Kenya

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in guddiga doorashada Kenya ay shaaciyeen in Uhuru Kenyatta uu ku guuleystay doorashadii madaxweynaha dalkaasi. Madaxa Guddiga IEBC  Wafula Chebukati ayaa shaaciyay goor dhow natiijada doorashada ee dalka Kenya ka dhacday Talaadadii munaasabad ka dhacday xarunta Bomas ee magaalada Nairobi. Uhuru ayaa ka guuleystay ninkii ugu weynaa ee xilka … Continue reading Uhuru Kenyatta oo ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha Dalka Kenya