Wasiir ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo lagu dilay Jowhar iyo Wararkii ugu danbeeyay..

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay xildhibaan ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo ahaa wasiiru dowle. Dabley hubeysan ayaa la sheegay inay magaalada Jowhar caawa toogasho ku dishay Wasiiru dowlihii Diinta iyo Awqaafta Hirshabelle Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame, kadib markii ay toogteen xilli uu kasoo baxay … Continue reading Wasiir ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo lagu dilay Jowhar iyo Wararkii ugu danbeeyay..