DEGDEG: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo isaga baxay Shirka socda ee Golaha Wasiirada
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya uu isaga baxay shirkii toddobaadlaha ahaa ee goor dhow u bilowday golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya. Sida ay sheegayaan warar ku dhow Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha wasiiir C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka baxay Golaha Wasiirada ee hadda ka socda Xafiisk xukuumada Soomaaliya kadibn markii muran soo … Continue reading DEGDEG: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo isaga baxay Shirka socda ee Golaha Wasiirada
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed