DEGDEG: Wasiirkii Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo is casilay
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu xilkii iska caslay wasiirkii Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed. Arrintan oo laga sheegay shirkii Golaha Wasiirada ee maanta oo hadda uun soo dhammaaday ayaa lagu micneeyay inuu wasiirku isu casilay arrimo shaqsi ah oo aan la faahfaahin, isagoo is casilaadiisa u gudbiyay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Wasiirka … Continue reading DEGDEG: Wasiirkii Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo is casilay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed