Somali News

DF oo ka hadashay weerarkii Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar Ismiidaamin ahaa oo Nin da’ ahaa uu ka fuliyay Maqaayad ku taalla degmada Wadajir.

War ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarkaas.

Back to top button