Somali News

DF oo kala dirtay Rugta Ganacsiga & Wershadaha magacowdayna Guddi KMG ah

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay kala dirtay Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed.

Wareegto uu ku saxiixanyahay Wasiirka Wsaaradda Ganacsiga ayaa sidoo kale lagu magacaabay Guddi KMG ah oo shaqeynaya muddo lix bilood ah.

Back to top button