Somali News

DF oo safiirkii Itoobiya u beddeshay Koofurta Suudaan

Jaaliyadda Soomaliya ee Koofurta Suudaan ayaa kulan casho ah oo soo dhaweeyn ah u samaysay Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhin doonaa Dalka South Sudan Ambassador Abdihakim Abdullahi Haji Omar “Cameey”.

Ambassador Cameey oo ah rugcadaa kasoo shaqeeyay dalka iyo dibadaba horayna usoo noqday Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Gobaleedka Puntlad State iyo Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Ethiopia ayaa Maalinkii Jimcihii lasoo dhaafay soo gaaray magaalada Juba.

Jaaliyadda Soomaaliya ee Koofurta Suudaan waxay soo dhaweeynaysaa Amabassador Cameey inagoo ballan qaadaynaa inaan si buuxda ula shaqayn doono.

Safiirka waxaan ilaaheey uga baryaynaa in Xilka adag ee loosoo igmaday uu Ilaaheey ku guuleeyo!

Back to top button