Somali News

DF oo soo bandhigtay Ciidan ay sheegtay in ay ka qabatay Jubaland,Sawirro

Dowladda Federaalk ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qab qabatay qeyb ka mid ah Ciidamadii Jubaland ee saaka weeraray Magaalada Baladxaawo.

Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ee hoggaamineysa dagaalka ayaa sheegay in Ciidamo gaaraya ilaa 83 Askari ay ku qabteen Baladxaawo.

Ciidamada ayaa lagu qabtay Buurta Magaalada Baladxaawo iyada oo Dhisme ay leedahay Hormuud wali ka dagaallamayaan Ciidamada Jubaland qaarkood kuwaas oo qoryaha waaweyn la fuulay dhismaha.

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: 7 people, outdoor

Image may contain: 5 people, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: 7 people, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people, outdoor

Back to top button