DHAGEYSO: Baaqii uu diray Xildhibaan Xasan Sheekh markii uu Muqdisho ka dhoofay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho ayaa baaq kale u jeediyay dadka Soomaaliyeed. Wuxuu sheegay inuu dib u soo laaban doono waqti kooban kadib, waxaana la socday xaaskiisa iyo qaar ka mida eheladiisa. Baaq Xasan Sheek ayaa sheegay in Soomaaliyada cusub aysan u baahneyn khilaaf iyo is-qabsi, isagoo … Continue reading DHAGEYSO: Baaqii uu diray Xildhibaan Xasan Sheekh markii uu Muqdisho ka dhoofay