DHAGEYSO Ballanqaadyadii Madaxweyne Farmaajo: “15 maalmood ayaan Ra’iisal wasaare ku magacaabay, jidna la iima xiro..”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay guulaha uu gaaray tan iyo intii xilka loo doortay oo 40 casho ku dhow. Wareysi uu siiyay warbaahinta dowladda ayuu ku sheegay arrimaha soo socda: 1- Ra’iisal wasaare ku magacaabay muddo 15 maalmood ah 2 – Inaan jidadka la ii xirin, marka aan baxayo iyo marka aan dhaqdhaqaaqayo 3 … Continue reading DHAGEYSO Ballanqaadyadii Madaxweyne Farmaajo: “15 maalmood ayaan Ra’iisal wasaare ku magacaabay, jidna la iima xiro..”