Dhageyso Wasiir Ceymooy: “Qoriga ayaan qaatay si aan isaga difaaco Al-shabaab”

Weerarkii kooxda Alshabaab ku qaaday Hotelada Siyaad iyo Weheliye ayaa waxaa ka dhacday arrin la yaab leh kadib markii wasiir katirsan xukuumadda Soomaaliya oo xilligaas ku sugnaa Hotelka Siyaad uu qorigiisa qaato una dagaal galo sida askari. Wasiirka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Kheyraadda Badda Soomaaliya Maxamed Cumar Caymooy  ayaa sheegay inuu xalay dagaal galay oo iska … Continue reading Dhageyso Wasiir Ceymooy: “Qoriga ayaan qaatay si aan isaga difaaco Al-shabaab”